Qeexid
"Nooc sagaarada ka mid ah oo aad u waaweyn; kuna nool dhulka carro madowga ah."
"Nooc sagaarada ka mid ah oo aad u waaweyn; kuna nool dhulka carro madowga ah."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta daawada.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) Nooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciiromadow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
. Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; “90”.
m.l.t
Wadaag:
Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin.
Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) S. ah: wax fidsan oo aan gun hoos u qodan lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m.dh
Wadaag:
.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaashanka. ld saga-shamaad.
m.l.t
Wadaag:
. Tiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaashaneeye, sagaashaneeyo.
m.l.t
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Ugaarta keeda lab oo inta tamar yareeyo raxanta ka taga ee gooni-joog noqda.
m.l
Wadaag: