Qeexid

".j ld sagaashanaad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagaashamaad oo kali ah:
  • Hoggaamiyihii Al-Qaacida ayaa ka qaybgalay dagaalkii Ruusha looga saaray dalka Afghanista sannadihii sagaashamaadkii isagoo horkacayay dagaalyahanno Carbeed oo isaga taageersanaa, taasoo horseed u noqotay inuu aasaaso Ururka Al-Qaacida.
  • Deegamada ay iminka dadkaanu ka barakaceen ayaan aheyn markii ugu horeeysay ee ay sidaan oo kale biyuhu u waxyeeleeyaan, iyadoo bartamihii sagaashamaadkii uu sidaan oo kale ay biyuhu dhibaato u geysteen.