Qeexid
"(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto."
"(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-xyo, m.dh) S. ah: wax fidsan oo aan gun hoos u qodan lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.
m.l
Wadaag:
Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m.dh
Wadaag:
Qof aan dembi lahayn galaafasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) Nooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciiromadow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Ugaarta keeda lab oo inta tamar yareeyo raxanta ka taga ee gooni-joog noqda.
m.l
Wadaag:
Maro wax sagsaag lagu tolay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Xuubka caarada.
Dunta xuubka caarada oo dharka lagu kor tolo si loogu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
. Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; “90”.
m.l.t
Wadaag: