Qeexid
"(-xyo, m.dh) S. ah: wax fidsan oo aan gun hoos u qodan lahayn."
"(-xyo, m.dh) S. ah: wax fidsan oo aan gun hoos u qodan lahayn."
Wadaag:
Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax docdooda fidsantahay oo kore.
ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
m.l
Wadaag:
. Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; “90”.
m.l.t
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Ugaarta keeda lab oo inta tamar yareeyo raxanta ka taga ee gooni-joog noqda.
m.l
Wadaag:
Cir aroor hore sagal yeelasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maro wax sagsaag lagu tolay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin.
Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Xubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.
m.l
Wadaag:
(-xyo/-gxaan, m.dh) Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
m.l
Wadaag: