Qeexid
"Cir aroor hore sagal yeelasho."
[-iyay, -isay]
sagl yay
sagl say
f.mg2"Cir aroor hore sagal yeelasho."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) S. ah: wax fidsan oo aan gun hoos u qodan lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.
m.l
Wadaag:
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m.dh
Wadaag: