Qeexid

"ld saagootiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagooti oo kali ah:
  • Kumannaan kun oo dad murugeysan ah ayaa isugu ururay Koofurta dalka Pakistan, si ay u sii sagootiyaan meydka hoggaamiyihii mucaaradka ahaa ee la dilay, Benazir Bhutto oo lagu garab aasay qabrigii aabaheed.
  • Ciidamadaan ayaa waxaa dhowr bilood ka hor loogu sameeyay xarunta dalka Nigeria ee Abuja casho-sharaf sagootin ah, iyagoo xilligaas la sheegay inay aadayaan Somalia si ay nabad ilaalinta uga qaybqaataan.