Qeexid
"Hawl iwm ka maqnaansho."
Qeexid Kale
Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
Qeexid Xigta
Hawl si xun u qabasho.
[-gay, -gtay]
sagsaag2 ay
sagsaag2 tay
f.g1"Hawl iwm ka maqnaansho."
Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
Hawl si xun u qabasho.
Wadaag:
Googoynta shaqo loo googooyo.
Si isweydaar ah oo makiinadda harqaanku dunta dharka ugu tosho.
S. ah: qof aan si joogto ah u imaan oo googoys badan. 4. S. ah: makiinad harqaan oo si isweydaar ah wax u tosha.
m.l
Wadaag:
Maro wax sagsaag lagu tolay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Kibir iyo islaweyni muujin.
Ka s.: wax nicid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: