Qeexid
"Dhar sagsaag ku tolasho."
[-gtay, -gatay]
sagsaag tay
sagsaag atay
f.mg3"Dhar sagsaag ku tolasho."
Wadaag:
Hawl iwm ka maqnaansho.
Hawl si xun u qabasho.
Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Googoynta shaqo loo googooyo.
Si isweydaar ah oo makiinadda harqaanku dunta dharka ugu tosho.
S. ah: qof aan si joogto ah u imaan oo googoys badan. 4. S. ah: makiinad harqaan oo si isweydaar ah wax u tosha.
m.l
Wadaag:
Maro wax sagsaag lagu tolay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Sii ambabixinta cid meel aadaysa la sii ambabixiyo.
ld saagoo-tiyid.
m.l
Wadaag: