Qeexid
"Wax sahwiyey ahaansho (qof)."
[-naa, -nayd]
sahwisan aa
sahwisan ayd
f.mg4"Wax sahwiyey ahaansho (qof)."
Wadaag:
Aadidda meel la aado si looga war keeno.
S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag:
Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la sijiyay ahansho (badar la tumay).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax saab loo yeelay ahaansho.
Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho.
ld saaban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: