Qeexid
"eeg sahwisii."
"eeg sahwisii."
Wadaag:
Wax sahwiyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg samirsii. ld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis.
m.f.dh
Wadaag:
(baay.) Waxa laga soo dhiran dhiriyey bayrimidiin. Waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee salka u ah niyukiyootaydh iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA.
m.l
Wadaag:
(-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
m.dh
Wadaag: