Qeexid
"(-do, m.l) Dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid diineed oo ku dhisan mabda' ujeeddadiisu tahay in Yuhuudda la ururiyo, la mideeyo oo loo helo meel la dejiyo."

magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof aaminsan sahyuuniyadda.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: