Qeexid Xigta
ld shakalid.
ld shakalid.
Wadaag:
Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
m.l
Wadaag:
Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto.
Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
m.dh
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid.
f.mg1
Wadaag: