Qeexid
"(-iyay, -iday; -iyi) Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid."
"(-iyay, -iday; -iyi) Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid."
Wadaag:
(-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m.dh
Wadaag:
Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
m.l
Wadaag:
Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Tubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiyo. ld sigaar sakati1 m.dh Cabsi yar shaki.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado.
m.l
Wadaag:
Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.
Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.
m.dh
Wadaag:
Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xanuun aad u daran.
S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.
m.l
Wadaag: