Qeexid
"eeg sakhraami. ld sakhraamis."
"eeg sakhraami. ld sakhraamis."
Wadaag:
(-aamiin, m.dh) Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof wax sakhradi hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.
m.dh
Wadaag:
Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg sakhraansaan. ld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.
m.f.dh
Wadaag: