Qeexid

"(-aamiin, m.dh) Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakhraan oo kali ah:
  • Ø Sakhraaniin Xaafadda aad degan tahay rabshaya.
  • Ø Sakhraaniin Xaafadda aad degan tahay rabshaya.