Qeexid
"(-do, m.l) Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey."
"(-do, m.l) Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof wax sakhradi hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aamiin, m.dh) Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
m.l
Wadaag:
Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m.dh
Wadaag:
eeg sakhraansaan. ld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.
m.f.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Tib bir ah oo dhinac fiiqan leh oo ceelasha iyo dhulka adag lagu qodo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Santuuq weyn oo alwaax ka samaysan oo wax lagu rito. ld seexaarad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Loox ballaaran oo afar gees ah, badanaa midab leh oo jeeso wax lagula qoro.
m.dh
Wadaag: