Qeexid
"(-ro, m.dh) ld sakiiro."
"(-ro, m.dh) ld sakiiro."
Wadaag:
Iin lugaha dadka gasha oo jilbaha isu soo dhoweysa.
Nabar ka dhasha shafka iyo jeeniga geelu markay is xoqaan. ld sakiir, sikiir, sikiiro.
m.l
Wadaag:
(-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.
m.l
Wadaag:
Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro.
Salka weelka.
Saliid.
m.dh
Wadaag:
Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.
Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.
m.dh
Wadaag:
Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir.
ld sabar1.
m.l
Wadaag:
Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m.dh
Wadaag: