Qeexid

"Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo."

Qeexid Xigta

Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine