Qeexid

"(nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar)."

Qeexid Xigta

(xis.)Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.

Wadaag: