Qeexid
"Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac."
"Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac."
Wadaag:
Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad.
e.d
Wadaag:
Subixii aroorta hore.
(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.
m.dh
Wadaag:
Wax wanaagsan.
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
m.l
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.
m.dh
Wadaag:
Wax xoo-daamin.
Derbi la dhisay dusha ka simid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn.
Koox lo' ah.
m.l
Wadaag:
halaamacoodka sooh-maskaxeedka m.l (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc xaaqimada ka mid ah oo madaxiisu ulo dhuudhuuban ka samaysan yahay.
m.dh
Wadaag: