Qeexid
"eeg salaaxan. ld salaax naansho."
"eeg salaaxan. ld salaax naansho."
Wadaag:
Wax wanaagsan.
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
m.l
Wadaag:
Wax xoo-daamin.
Derbi la dhisay dusha ka simid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Subixii aroorta hore.
(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.
m.dh
Wadaag: