Qeexid
"eeg salabee."
"eeg salabee."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc xaaqimada ka mid ah oo madaxiisu ulo dhuudhuuban ka samaysan yahay.
m.dh
Wadaag:
Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.
Wax galayn.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-lway, -lawday; -lwi) Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow2.
f.mg1
Wadaag:
Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel1.
m.l
Wadaag: