Qeexid
"Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel1."
"Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel1."
Wadaag:
Jirrid, gun.
Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
m.l
Wadaag:
Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Subixii aroorta hore.
(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.
m.dh
Wadaag:
(-lway, -lawday; -lwi) Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow2.
f.mg1
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc xaaqimada ka mid ah oo madaxiisu ulo dhuudhuuban ka samaysan yahay.
m.dh
Wadaag:
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
Wadaag: