Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Shimbir Afrika ku nool oo aad u xoog badan, luqun iyo lugo dhaadheerna leh oo dusha ka madow hoostana ka cad oo cunaha hoos-tisa ku leh kiish dheer oo uu cuntada ku kaydsado. ld shalammadle."
"(-layaal, m.l/dh) Shimbir Afrika ku nool oo aad u xoog badan, luqun iyo lugo dhaadheerna leh oo dusha ka madow hoostana ka cad oo cunaha hoos-tisa ku leh kiish dheer oo uu cuntada ku kaydsado. ld shalammadle."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel macdan, dhoob iwm ka samaysan oo dheg (siddo) iyo naas leh oo shaaha iyo qaxwaha lagu karsado.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc xaaqimada ka mid ah oo madaxiisu ulo dhuudhuuban ka samaysan yahay.
m.dh
Wadaag:
Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Subixii aroorta hore.
(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.
m.dh
Wadaag:
Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel1.
m.l
Wadaag:
(-lway, -lawday; -lwi) Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow2.
f.mg1
Wadaag:
Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax wanaagsan.
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
m.l
Wadaag:
Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad.
e.d
Wadaag:
Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.
m.dh
Wadaag: