Qeexid
"Geedgaab leh caleemo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodxo yaryar. ld salaamaco."
"Geedgaab leh caleemo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodxo yaryar. ld salaamaco."
Wadaag:
Ku s.: wax sal u yeelid.
Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qof nacas ah oo aad u garasho yar naacoo.
S. ah: wan ama orgi la xiniinyo baxshay ama la tumay.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxar rada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar.
m.l
Wadaag: