Qeexid
"Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho."
[-daa, -dayd]
salfudud aa
salfudud ayd
f.mg4"Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho."
Wadaag:
Dabeecad salfudayd iyo samir la'aan leh. ld salfududaan.
m.l
Wadaag:
Wax aan cuslayn ahaansho.
Wax sahlan ahaansho.
Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.
f.mg4
-daa, -dayd
Wadaag:
(kiim.) Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays kiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado.
m.l
Wadaag:
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.

(kiim.) (H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariyo habka kulanka.
m.dh
Wadaag: