Qeexid

"Ka s.: arrin iwm xaqiiqdeeda ka jiba gaarid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salgaar oo kali ah:
  • Booliska Sweden, ayay u sahlan tahay in ay ka salgaaraan wakhti dhow sida ay wax u dhaceen iyo cidda dambiga gashay oo ay saxaafada u soo ban-dhigaan.