Qeexid

"Istillaab kirishtaanka summad u ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saliib oo kali ah:
  • -Waxyeelada ay sababeen wararka iyo warbixinnada ay baahinayso ee xaqiiqada ka fog iyo buunbuuninta fikradaha Saliibiyiinta Reer Galbeedka kuwaasoo qayb ka ah jahwareerinta Shacabka Muslimka ah.
  • Waxaanu ku tilmaamay dagaalka uu Maraykanku wado mid ay ka dambayso ujeedo diineed oo dabada ka riixayaan Saliibiyiintu, waxaanu ku cel-celiyay inuu sii wadayo halgankiisa iyo dagaalka uu kula jiro Maraykanka.