Qeexid

"Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto."

Qeexid Xigta

Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saliid oo kali ah:
  • Kun iyo lixboqol oo KM oo dhuumo dhererkeedu yahay iyo kuwo saliida dhulka ka soo bixiya ayaa suurta galiya inuu shiinuhu helo saliida ugu badan ee ay Sudan soo saarto.
  • Waxaa dhisay kana shaqeeya Shiinaha, waana qeyb ka mid ah maalgelin balaaran ee Bayjiin ay ku sameysay oo galisay warshadaha saliida soo saara ee Sudaan.