Qeexid

"Wax saliid ku darid."

Qeexid Xigta

Wax saliid marin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saliidee oo kali ah:
  • Venezuela iyaduna waxay indhawaale saliideeda qaar ka mid ah ku beddelanaysay badeeco ama adeeg (barter).
  • Wararka ugu danbeeya ee ka imaanaya Nigeria ayaa sheegaya in ciidamada dabdamiska ay ku guuleysteen in ay damiyaan dab ka dhashay qarax ka bilowday dhuumo saliideed maalintii Khamiistii.