Qeexid
"(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bisaliim."
"(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bisaliim."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.
m.l
Wadaag:
(-mo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.
m.l
Wadaag: