Qeexid
"Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min saddex dhibcood ku leh."
"Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min saddex dhibcood ku leh."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Badan weyn oo si gaar ah loo sameeyey, matoor lehoo maraakiibta wax loogu geeyo loogana soo qaado. ld sixiimad.
m.dh
Wadaag:
Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto.
Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
m.dh
Wadaag:
Wax saliid ku darid.
Wax saliid marin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.
m.dh
Wadaag:
Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m.dh
Wadaag:
Subixii aroorta hore.
(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.
m.dh
Wadaag:
Qof hurda selel ku ridid. ld seleli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena
m.l
Wadaag: