Qeexid

"(-aamo, m.dh) Jaranjaro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sallaan oo kali ah:
  • Ragga Cabdillaahi ka midka yahay ee horbooda siyaasadda Soomaaida qabiilka waxa ay u adeegsadaan sida sallaan ay ku gaadhaan dantooda.
  • Kii miyirka qabey intuu yaabay buu ku yidhi: " oo maxaad isku taageysaa dee hadaan dee hadaan sallaanka kaa hoos qaado?"