Qeexid
"S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay."
"S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay."
Wadaag:
Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo.
ld selled. Dambiil yar.
m.dh
Wadaag:
Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid3.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -lixi) Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.l) Diyaarinta wax sidii la rabay loo diyaariyo si hawl loogu qabsado.
ld sallixid.
m.dh
Wadaag:
Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan.
Gogol yar oo lagu tukada.
Derin yar.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
f.mg1
Wadaag: