Qeexid
"Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid3."
[-day, -dday]
sallad3 ay
sallad3 day
f.g1"Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid3."
Wadaag:
Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo.
ld selled. Dambiil yar.
m.dh
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -lixi) Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.l) Diyaarinta wax sidii la rabay loo diyaariyo si hawl loogu qabsado.
ld sallixid.
m.dh
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
f.mg1
Wadaag:
Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan.
Gogol yar oo lagu tukada.
Derin yar.
m.l
Wadaag:
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.