Qeexid
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
[-dnaa, -dnayd]
f.mg4Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
Fal / verb
m.l.kh
Qeexid: S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo.
Qeexid Xigta: ld selled. Dambiil yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-aamo, m.dh) Jaranjaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg salladan. ld salad naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld salladan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld sallidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan1, jilladan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Dhagax fidsan oo siib ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -lixi) Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld jalladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -dmay, -dantay
Qeexid: ld jalla dan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan.
Qeexid Xigta: Gogol yar oo lagu tukada.
Qeexid Kale: Derin yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Rako fidsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax caafimaad qaba ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax barwaaqaysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Waran yar oo lagu dagaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]