Qeexid Kale
ld sallidid.
ld sallidid.
Wadaag:
Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo.
ld selled. Dambiil yar.
m.dh
Wadaag:
Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid3.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -lixi) Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
f.mg1
Wadaag: