Qeexid

"(-xyo, m.dh) Dhagax fidsan oo siib ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sallax oo kali ah:
  • Soo anigaba ma lihi hal-qabsi soo jireen ah, oo qoto dheer: Haddii aan hadlo waa af sallax-ku-dheg; haddii aan aamusana ariga leynta laga deyn mayo?
  • Dhegeystayaashayada Dhakada sallaxanow warka dabadii waxaannu maanta dam’ta idinkaga saari doonaa gabay jujuub geedkaa le’eg iyo maahmaahyo sanco cusub ah oo qaar tumaali ahi ku jiraan.