Qeexid
"Salleelli ahaansho (qof). ld saleelnimo."
"Salleelli ahaansho (qof). ld saleelnimo."
Wadaag:
Qof nacas ah oo aad u garasho yar naacoo.
S. ah: wan ama orgi la xiniinyo baxshay ama la tumay.
m.l
Wadaag:
Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan.
Gogol yar oo lagu tukada.
Derin yar.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Derin yar oo in yar ka weyn salliga oo lagu fariisto laguna tukado.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -lixi) Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
f.mg1
Wadaag: