Qeexid

"Ibtilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sallid oo kali ah:
  • Maanta waxaad akhriyaysee, igu kaa sallidayaa ma asaasaqii baa.
  • Kor ayuu u soo boodey, markaasuu qayliyey “ nimankani way I waalayaan – waa xaasidiin—maxaa igu salliday bal oo ay jacaylkayga ugu dheelayaan?