Qeexid

"(-ooyin, m.l) Rako fidsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sallo oo kali ah:
  • Waxaa kale oo wafdigu kormeereen Fasallo cusub oo dhawaan lagu kordhiyay dugsiga Cumar Samantar ku waas oo wax wayn ka badaley baahidii ka jirtey dugsiga.
  • Dugsiga H/dhexe ayaa hadda waxaa wax ku barta ilaa 780 arday, waxaana ka hawl gala 13 macallin, sida uu noo sheegay maamulaha dugsigaas Axmed Maxamed Abokor waxa dugsigu u baahan yahay deyr, musqulo, berked, fasallo dheeraad.