Qeexid Xigta
Nafley caato noqosho.
Nafley caato noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax dheer oo taagan.
Qeexid Xigta: Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn.
Qeexid Kale: ld saloogid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xarig iwm isku soohid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld saloog naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld saloog1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg saloogan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax taaloog leh ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Hilib salool ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray.
Qeexid Xigta: Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ooshay, -oolatay
Qeexid: Badar raran ama dufan ku dubasho.
Qeexid Xigta: Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qolka fadhiga.
Qeexid Xigta: Qalabka lagu fariisto ee qolka fadhiga la dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: egg salool2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Halkudhegyo qeexaya ujeeddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg salow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld saloolasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]