Qeexid Xigta
Nafley caato noqosho.
Nafley caato noqosho.
Wadaag:
Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
m.l
Wadaag:
Wax dheer oo taagan.
Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn.
ld saloogid.
m.l
Wadaag:
Dab wax la oogay noqosho.
Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray.
Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.
m.l
Wadaag:
Qolka fadhiga.
Qalabka lagu fariisto ee qolka fadhiga la dhigo.
m.dh
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Badar raran ama dufan ku dubasho.
Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f.g3
-ooshay, -oolatay
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-gamay, -gantay; -gmi) Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
f.g1
Wadaag: