Qeexid
"ld saloolasho."
"ld saloolasho."
Wadaag:
Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray.
Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.
m.l
Wadaag:
Badar raran ama dufan ku dubasho.
Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f.g3
-ooshay, -oolatay
Wadaag:
Roob da'a xilliga xagaaga ah.
Xiddig magaciis. ld samuulad.
m.l
Wadaag:
Wax dheer oo taagan.
Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn.
ld saloogid.
m.l
Wadaag:
Qolka fadhiga.
Qalabka lagu fariisto ee qolka fadhiga la dhigo.
m.dh
Wadaag:
Markabka meesha qiiqu ka baxo.
Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta.
Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.
m.dh
Wadaag:
Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta daawada.
m.l
Wadaag: