Qeexid

"Qawadidda wax laga qawado. ld saluugud."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saluugmo oo kali ah:
  • “dawladu xisbi bay ku dhawaaqday hadana mid kale oo la yiraahdo Puntland Democratic Party ayaa Nairobi lagaga dhawaaqay,kuwa kalena waa soo socdaan marka aan xisbiyada furano ninkii saluugmo qabaana ha tartamo” ayuu yiri C/qaadir Farax Jibiriil.