Qeexid
"eeg saluugsan. ld saluugsanaansho."
"eeg saluugsan. ld saluugsanaansho."
Wadaag:
Cid wax la siiyey ka qawadday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho saabsanaansho m.l/dh ld saabsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag: