Qeexid
"Nooc cayaarihii hore ka mid ah (batar)."
"Nooc cayaarihii hore ka mid ah (batar)."
Wadaag:
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.

Jirrid, gun.
Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
m.l
Wadaag:
Hilib saafid.
Biyo ku oon beelid. ld sol.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar).
(xis.)Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
m.l
Wadaag:
Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.
m.l
Wadaag:
Ku s.: wax sal u yeelid.
Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
m.dh
Wadaag: