Qeexid

"(-nno, m.dh) Nin beel madax u ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samaddoon oo kali ah:
  • Waa hubaal in ay jiri karaan dad samaddoon ah oo goobjoogeyaal ka ah shirarkaas, laakiin badanaaba ergada Soomaalida mataleysa waa kuwo ay ku yartahay aqoonta iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin arrimaha miiska saaran.