Qeexid
"Qof xumokatalis ah."
"Qof xumokatalis ah."
Wadaag:
Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m.dh
Wadaag:
Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.
Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
m.l
Wadaag:
Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid.
Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto.
Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
m.dh
Wadaag: