Qeexid

"eeg samee. ld samays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samayn oo kali ah:
  • Ancelotti wuxuu kula ciyaaray kooxaha Javuntuz iyo Parma, ciyaar qaabkedu ahaa 4-4-2 oo kooxdiisa Milan ay samaynaysay orod aad u xoogan iyo kubadda oo ay aad dhinacooda ugu loolamayeen.
  • Markay tukanayaan ma akhriyaan Suurad ay ku jirto “Sujuud”, inkastoo arinkaas ay ku soo aroortay Xaddiis sugan inuu Nebiga a.n.k. sidaas samayn jiray.